agent

DayaH Hotel

Deputy Operation Manager

About Me

About Dayah Hotel and Restaurant–Muqdisho, Somalia Dayah Hotel Waa hoteel casri ah oo ku yaalla magaalada Muqdisho, Somalia, gaar ahaan agagaarka Makka Al-Mukarama Road, Sayid ka. Waxaan bixinaa adeegyo heer sare ah oo ay ka mid yihiin qolal raaxo leh, Hall Aroos iyo Shirar caalami ah, martigelin xirfadaysan iyo jawi deggan oo ku habboon ganacsiga iyo dalxiiska Dayah Hotel Waa doorashada ugu habboon ee martida doonaysa raaxo, badbaado iyo adeeg hufan gudaha Muqdisho. Hadafkeennu waa inaan kuu soo dhawayno si Diiiran kuna siino adeeg Ku Haboon Customer keena. Welcome with Open Hands ✌🏽💯❤️

Property Agent

agent

DayaH HotelDeputy Operation Manager

You can see list or grid view from right side

bg
bg
bg

App is available for free on Google Play & App Store

Get the latest resources for downloading, installing, and updating mosto app.Select your device platform & Use Our app and Enjoy Your Life.

mobile_app
Go Top