Real Estate Broker
hooy Plus waa shirkad hormuud ka ah bixinta adeegyada kirada guryaha ee dalalka leh khibrad sare. Waxaan u heellannahay fududeynta habka kirada guryaha, annagoo macaamiisheena siinayna xalal ammaan ah, hufan, isla markaana casri ah. Shirkadda waxaa aasaasay Abdikariim Ahmed Ali, oo ah CEO-ga Hooy Plus, khabiir qibrad sare u leh suuqa guryaha iyo kirada. Himiladeenu waa in macaamiisheena aan siino adeegyo tayo sare leh, iyadoo la adeegsanayo teknolojiyad casri ah iyo hab maamul oo hufan. Hooy Plus waxay ka go’an tahay: Fududeynta kirada guryaha: Hab degdeg ah oo sahlan oo lagu helo guri kugu habboon. Daacadnimo iyo ammaan: Adeeg lagu kalsoonaan karo. Hal-abuurnimo iyo horumar: Marwalba raadinaynaa xalal cusub oo ka dhigaya khibrada kirada mid heer sare ah. Hooy Plus – Gurigaaga cusub, si fudud, si ammaan ah.
Get the latest resources for downloading, installing, and updating mosto app.Select your device platform & Use Our app and Enjoy Your Life.